Hawlgalka OEO ee sharci-dejinta waa in la dhimo daldaloolada fursadaha. Qorshaheena istiraatijiyadeed waxa uu mudnaanta siinayaa yaraynta daldaloolada fursada anagoo diirada saarayna agabkeena xallinta khilaafaadka ee xaddidan, sida dhexdhexaadinta aan rasmiga ahayn iyo tababarka, ardayda K-12 ee ah:
- Ardayda ka maqan dugsiga, oo naafada ah ee dhigta dugsiga qayb ka mid ah maalinta
- Dadka midabka, Madaw, ama asalka ah
- La kulma hoy la'aan
- Qof ay daryeelaan qaraabada ama qof ilmaha koriya
- Ku lugta leh cadaalada dhalinyarada ama nidaamyada dhaqancelinta dhalinyarada
- Soo-galootiga, qaxootiga, magangelyo doon, ama soogalootiga, ama ardayda ama qoysaska afkooda koowaad uusan ahayn Ingiriis
- Hela barnaamijka Taageerada Dhalinta qaba Baahiyaha habdhaqanka ee gaarka ah (WISE) ama Barnaamijyada Bukaanjiifka Muddada Dheer ee Carruurta (CLIP), ama
- Dhalinta jinsiga beddelan ama Aan lahayn wax jinsi ah