Hadalka dhabta ah ayadoo la adeegsanaayo turjumaad

Kaarka Tilmaamaha Turjumaada
Communicating Effectively with Interpretation

Hadalka dhabta ah ayadoo la adeegsanaayo turjumaad

  • Schools and districts must provide interpretation when needed to communicate effectively with families who request an interpreter.
  • Dugsiyada iyo degmooyinku waa inay baxshaan turjumaada loo baahan yahay si ay qaab wanaagsan ula xariiraan qoysaska codsada turjumaanka.
  • For interpretation to be effective, everyone involved in the conversation must cooperate and make time for interpretation.
  • Si adeegga turjumaanku unoqdo mid waxtar leh, qof kasta oo wada hadalka qayb ka ah waa inuu wada shaqayn muujiyaa uuna waqti siiyaa turjumaada.
  • Use this card as needed during an interpreted conversation to receive a complete, accurate and understandable interpretation.
  • U adeegso kaarkaan sida ugu habboon inta wada hadalka fasiraada uu socdo si aad uhesho adeegga turjumaada oo dhamaystiran, oo si sax ah oo lafahmi karo.
  • Remember, if you do not understand something; ask the person you are talking with to explain. The interpreter can interpret your request for explanation but should not try to answer your questions.
  • Xasuusnoow, haddii aadan wax fahmin; waydiiso qofka aad lahadlayso inuu kuu sharaxo. Turjumaanku wuxuu fasiri karaa codsigaaga sharaxaada laakiin waa inuusan iskudayin kajawaabida su'aalahaaga.
  • If you believe the interpreter is not interpreting correctly, you can ask to re-schedule with another interpreter.
  • Haddii aad aaminsan tahay in tujumaanku uusan si sax ah uturjumayn hadalka, waxaad codsan kartaa in turjumaan kale laguu qabto.
  • Pardon me, I would like to ask…
  • Iigusoo celi, waxaan donayaa inaan kuwaydiiyo...
  • Please pause so the interpreter can tell me what you have said.
  • Fadlan aamus si turjumaanku iigu sheego waxaad tiri.
  • Please repeat that, I am afraid it was not all covered in the interpretation.
  • Fadlan kusoo celi hadalkaas, waxaan umalaynayaa inaan dhamaanteed aadan fasirin.
  • Could we slow down a bit to be sure the interpreter is able to give a full interpretation?
  • Hadalka makala tartiibin karnaa xoogaa si aan uxaqiijino in turjumaanku uu awood ugu yeesho fasirida dhamaan waxaad tiraahdo?
  • Could you both repeat what you said, one at a time, so we can be sure the interpreter can cover everything?
  • Ma kusoo celin kartaa waxaad tiri, halmar, si aan u xaqiijino in turjumaanku uu ufasiro wax kasta?
  • I do not understand the interpretation very well. Could we try to reschedule with another interpreter?
  • Si fiican uma fahmaayo fasiraada. Maqabsan karnaa turjumaan kale?

Interpretation Support Tips Card Printable PDF

Kaarka Tilmaamaha Turjumaada